Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii JImcaha oo dhan 24 April 2026
27/04/2026 Duration: 50minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 24 April 2026 oo dhammays tiran
-
Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan
26/04/2026 Duration: 07minKoox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u qabsan jireen.
-
U doodayaasha oo soo dhoweeyey in qubeyska looga dhigo lacag-la'aan waayeelka xarumaha daryeelka
26/04/2026 Duration: 10minDowladda oo wax weyn ka beddeli doonta nidaamka NDIS, laakiin aqbashay inay bixiso kharashka qubeyska ee dadka waayeelka ah ee u qalma nidaamka.
-
Tallaalka RSV oo bilaash looga dhigay dadka waayeelka ah ee Australia
24/04/2026 Duration: 07minDowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday barnaamij tallaal oo lacag-la’aan ah, oo loogu talogalay dadka waayeelka ah ee Australia, si looga badbaadiyo fayraska khatarta ah ee la yiraahdo RSV.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 24 April 2026
24/04/2026 Duration: 09minWarkii Australia iyo caalamka ee Jimce 24 April 2026 halkan ka dhegeyso.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 24 April 2026
24/04/2026 Duration: 10minHalkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Jimce ah - 24 April 2026
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Arbaco 22 April 2026
22/04/2026 Duration: 12minWararka maanta waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu dalkiisu kordhin doono xabbad-joojinta ay horey ula qaateen Iran. Iran-na waxay dalalka Khaliijka ugu gooddidey inay burburin doonto soo-saarka shidaalkooda haddii uu Maraykanku kasoo weeraro dalalkooda.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 22 April 2026
22/04/2026 Duration: 09minHalkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah, 22 April 2026
-
Tacsi: Ahmed Abdillahi Mohamed (Brigato)
21/04/2026 Duration: 08minIlaahay ha u naxariiste'e, Axmed Cabdillaahi Maxamed oo ku magac dheeraa Brigato, ayaa Isniintii shalay ee 20 Febraayo 2026 lagu aasay Xabaalaha Rockwood Cemetery. Halkana ayaad ka dhegeysan kartaa tacsida
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 21 April 2026
21/04/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii Talaadada 21 April 2026 ee Australia iyo Caalamka
-
Uber oo kordhisay qiimaha safarka, shidaalka qaaliga ah awgii
16/04/2026 Duration: 06minRakaabka Uber-ka ee guud ahaan Australia, ayaa lagu soo rogey lacag dheeraad ah oo dhan shan senti (5c) halkii kiiloomitirba, laga bilaabo 15-kii April ilaa 8-da bisha Juun. Wax ka ogow sababta.
-
SBS News Somali:Warka Af-Soomaaliga 16 April 2026
16/04/2026 Duration: 05minDab ayaa qabsaday mid ka mid ah labadii wershadood ee ugu dambeeyey Australia ee shidaalka sifeeya.
-
Cambaarayn xooggan oo ka dhalatay qorshaha cusub ee socdaalka ee uu soo bandhigay Angus Taylor
16/04/2026 Duration: 11minHoggaamiyaha mucaaradka, Angus Taylor, ayaa qeexay qorshihiisa uu dalka kaga saarayo soo-galootiga haddii aysan muujin waxa uu ugu yeeray "qiyamka Australia." Taylor ayaa si gaar ah u beegsaday qaxootiga Falastiiniyiinta ah ee magangalyada ka raadsanaya dalkan.
-
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 15 2026
15/04/2026 Duration: 10minHalkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka ee maanta
-
Griig-ga oo ku biiraya dalalka carruurta ka mamnuucaya baraha bulshada
14/04/2026 Duration: 09minGiriigga ayaa hadda soo jeediyey in carruurta ka yar 15 sano laga mamnuuco baraha bulshada. Giannis Bittis ayaa aaminsan in ay tallaabadani go'doomin doonto jiilkiisa, isagoo sharraxaya saameynta ay ku yeelan karto saaxiibtinimada carruurta.
-
Dayax-gacmeedkii Artems 2 oo dayaxa kusoo wareegey dhulkana kusoo noqday
14/04/2026 Duration: 07minCirbixiyeennadii Artemis 2 ee hay’adda NASA ayaa dib ugu soo laabtay dhulka, ka dib markii ay taariikh cusub ka dhigeen socdaalkoodii ay ku tageen dhabarka dambe ee dayaxa.
-
India oo tiro-koobeysa 1.4 billion oo of
14/04/2026 Duration: 05minDalka India ayaa qorshaynaya inuu qabto tirakoobkii ugu weynaa ee ka dhaca aduunka, kaas oo lagu tirinayo dad tiradooda lagu qiyaasay 1.4 bilyan oo qof (hal bilyan iyo afar boqol oo kun oo qof)
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 13 April 2026
13/04/2026 Duration: 04minHalkan ka dhegeyso wararkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka ee Isniin 13 April 2026
-
Thinking of a career change? Here are some tips and options to consider - Australia Explained: Shaqo cusub iyo bilow cusub: Sida loo beddesho xirfaddaada shaqo ee dalka Australia
13/04/2026 Duration: 09minLooking to step into a new career? You're not the only one, the stats suggest. No matter your age, background or whether English is your first language, a career change at some point is almost inevitable nowadays. In Australia, support is available to help you through the process. - Ma hiigsanaysaa inaad u gudubto xirfad shaqo oo cusub? Kaligaa ma tihid, marka loo eego xogta iyo tirokoobyada dalka ka jira. Meel kasta oo ay da'daadu tahay, asalkaaga, ama xitaa haddii uu Af-Ingiriisku yahay luqaddaada koowaad iyo haddii kaleba, in qofku uu mar uun shaqadiisa beddesho, mid aan laga baaqsan karin bay noqotay sammankan la joogo. Warbixintan waxaynu ku eegaynaa fursadaha iyo taageerada ka jirta Australia ee laga heli karo si ay kaaga caawiyaan hannaankaas isbeddelka ah.
-
SBS Somali Friday Program Full: Barnamijkii Jimcaha oo dhan 10 April 2026
12/04/2026 Duration: 54minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 10 April 2026 oo dhammays tiran. Ka hel warar iyo warbixinno muhiim ah.