Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Talaado 12 May 2026
12/05/2026 Duration: 04minHalkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Talaado ah 12 May 2026
-
Somalia News: Warkii Soomaaliya Talaado 12 May 2026
12/05/2026 Duration: 12minWarka Soomaaliya ee maantu wuxuu ka kooban yahay xogta doorashadii qof iyo cod ahayd ee ka dhacday dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Maxayse dowladda iyo mucaaradku ka yiraahdeen?
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga Isniin 11 May 2026
11/05/2026 Duration: 04minHalkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Isniin ah 11 May 2026
-
SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce oo dhan 8 May 2026
11/05/2026 Duration: 54minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 8 May 2026 oo dhammaystiran
-
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga ee Jimce 8 May 2026
08/05/2026 Duration: 12minHalkan ka dhegeyso wararkii ugu dabmeeyey ee Australia iyo caalamka - Jimce 8 May 2026
-
Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 8 May 2026
08/05/2026 Duration: 11minWarka Soomaaliya waxaa ka mid ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo amray in si ku-meel-gaar ah loo joojiyo burburnta iyo bannaynta dhulka danta guud ee Muqdisho.
-
#108 Talking about the cost of living - Learn English #108: Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo kor-u-kaca qiimaha nolosha
07/05/2026 Duration: 10minLearn English useful for talking about money, expenses, and financial pressure. Practise everyday phrases for describing rising costs, managing a budget, and explaining financial challenges. - Baro luqadda Ingiriisiga ee muhiimka u ah ka hadalka lacagta, kharashaadka, iyo culayska dhaqaale. Ku celceli weedho nolol-maalmeedka ah oo lagu qeexo sare-u-kaca qiimaha nolosha, maaraynta miisaaniyadda, iyo sharraxaadda caqabadaha maaliyadeed.
-
WHO: HantaVirus lama mid aha COVID iyo rakaab laga daad-gureeyey markabkii
07/05/2026 Duration: 08minSaddex qof ayaa u dhintay fayrastan ka dillaacday markabka gudihiisa. Laba bukaan oo uu ku dhacay Hantavirus-tu iyo qof saddexaad oo looga shaki qabon, ayaa laga soo saaray markabka, loona duuliyey dalka Netherlands si loogu daweeyo,
-
SBS News Somali: Warka Soomaaliga ee Khamiis 7 May 2026
07/05/2026 Duration: 04minHalkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo caalamka ee Khamiis 7 May 2026
-
Biraha culus iyo Macdanta Qaaliga ah: Australia iyo Japan oo kala saxiixday heshiisyo dhinacyo badan leh
07/05/2026 Duration: 12minRa’iisul Wasaaraha dalka Japan, Sanae Takaichi, ayaa booqasho markii ugu horreysay ku timid Australia, tan iyo markii ay qabatay hoggaanka dalkaas.. Ra'iisul Wasaare Anthony Albanese ayaa sheegay in ay booqashadani xoojin doonto xiriirkaas fog, gaar ahaan xilligan oo ay jiraan, welwel dhanka tamarta ahi iyo xasillooni darro ku timid nidaamka caalamiga.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Arbaco 6 May 2026
06/05/2026 Duration: 11minWarkii Australia iyo caalamka ee Australia halkan ka dhegeyso - Arbaco 6 May 2026
-
Are you prepared for Australia’s flu season? - Australia Explained: Diyaar ma u tahay xilliga hargebka ee Australia?
06/05/2026 Duration: 12minInfluenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our community. - Hargabku (Influenza) waa caabuq fayras ah oo si aad u fudud laysugu gudbiyo. Waxaana hadda la galay xilligii hargebka. Halkan ka baro wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u difaacdo naftaada, qoyskaaga, iyo dadka ugu nugul bulshadeenna dhexdeeda.
-
#109 Talking about ageing parents (Med) - LEARN ENGLISH: #109 Ka hadlidda waalidka waayeelka ah
05/05/2026 Duration: 10minLearn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support parents. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka waalidiinta gaboobaya iyo mas'uuliyadaha qoyska. Isku tijaabi weedho dabiici ah oo loo adeegsado sharraxaadda caqabadaha horyaalla waalidiinta, bixinta kaalmada, iyo ka doodista qaababka ugu habboon ee loo taageeri karo.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 6 May 2026
05/05/2026 Duration: 10mindhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho
-
Xisbiga Coalition-ku ma luminayaan kuraasta miyiga Australia? Maxay doorashada Farrer ka dhigan tahay?
05/05/2026 Duration: 11minMaadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiyadada waaweyn.
-
SBS News Somali: Warka Talaado 5 May 2026
05/05/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 4 May 2026
04/05/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026
-
Women’s legal services in Australia: Understanding your options - Australia Explained: Adeegyada Sharciga ee Haweenka Australia: Baro Xuquuqdaada
04/05/2026 Duration: 13minWorkplace discrimination, gender-based violence and financial inequality—these are just some of the reasons why women need dedicated legal services. You don’t have to navigate the legal system alone. In Australia, free legal services exist to advocate for vulnerable women in ways that are safe, confidential and culturally appropriate. - Takoorka goobaha shaqada, tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, iyo sinnaan-la’aanta dhaqaale, waa qaar ka mid ah sababaha ay haweenku ugu baahan yihiin adeegyo sharci oo iyaga u gaar ah. Australia dhexdeeda, waxaa ka jira adeegyo sharci oo bilaash ah oo u taagan u doodista haweenka nugul, iyadoo la raacayo hab ammaan ah, qarsoodi ah, isla markaana tixgelinaya hiddaha iyo dhaqanka
-
SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhan
03/05/2026 Duration: 53minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhammays tiran oo xayaysiiskii laga reebay.
-
Tips to reduce petrol costs | Fuel in Focus - Australia Explained: Sida loo yareeyo kharashka shidaalka iyo talooyin waxtar leh|Fuel Focus
01/05/2026 Duration: 07minRising fuel prices are putting pressure on household budgets across Australia, and for many people, it’s changing the way they travel. So what can you do to reduce your fuel costs without giving up your daily routine? Here are some simple, practical ways to save money on petrol. - Qiimaha shidaalka ee sii kacaya ayaa culays weyn ku haya miisaaniyadda qoysas badan oo ku nool Australia—taas oo dad badan ku khasabtay inay beddelaan qaabkii ay u socdaali jireen. Haddaba, maxaa kula gudboon inaad samays si aad u yareyso kharashka shidaalka adiga oo aan ka harin hawl maalmeedkaaga? Talooyinkan raac.