Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
Are you prepared for Australia’s flu season? - Australia Explained: Diyaar ma u tahay xilliga hargebka ee Australia?
06/05/2026 Duration: 12minInfluenza is a highly contagious viral infection. As flu season begins in Australia, here’s what you need to know to protect yourself, your family and the most vulnerable in our community. - Hargabku (Influenza) waa caabuq fayras ah oo si aad u fudud laysugu gudbiyo. Waxaana hadda la galay xilligii hargebka. Halkan ka baro wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u difaacdo naftaada, qoyskaaga, iyo dadka ugu nugul bulshadeenna dhexdeeda.
-
#109 Talking about ageing parents (Med) - LEARN ENGLISH: #109 Ka hadlidda waalidka waayeelka ah
05/05/2026 Duration: 10minLearn English useful for talking about ageing parents and family responsibilities. Practise everyday phrases for describing challenges, offering help, and discussing how to support parents. - Baro luqadda Ingiriisiga ee waxtarka u leh ka hadalka waalidiinta gaboobaya iyo mas'uuliyadaha qoyska. Isku tijaabi weedho dabiici ah oo loo adeegsado sharraxaadda caqabadaha horyaalla waalidiinta, bixinta kaalmada, iyo ka doodista qaababka ugu habboon ee loo taageeri karo.
-
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 6 May 2026
05/05/2026 Duration: 10mindhegeyso warka Soomaaliya oo maanta oo Arbaco ah, 6 May 2026, naga soo gaarey Muqdisho
-
Xisbiga Coalition-ku ma luminayaan kuraasta miyiga Australia? Maxay doorashada Farrer ka dhigan tahay?
05/05/2026 Duration: 11minMaadaama ay xisbiga One Nation iyo musharaxyada madax-bannaani, ay ku horreeyaan tartanka, ayaa waxa ay codbixiyayaasha deegaankaasi hadda muujinayaan niyad-jab ay ka qabaan xisbiyadada waaweyn.
-
SBS News Somali: Warka Talaado 5 May 2026
05/05/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka maanta oo Talaado, 5 May 2026
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Isniin 4 May 2026
04/05/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee maanta oo Insiin ah 4-ta May 2026
-
Women’s legal services in Australia: Understanding your options - Australia Explained: Adeegyada Sharciga ee Haweenka Australia: Baro Xuquuqdaada
04/05/2026 Duration: 13minWorkplace discrimination, gender-based violence and financial inequality—these are just some of the reasons why women need dedicated legal services. You don’t have to navigate the legal system alone. In Australia, free legal services exist to advocate for vulnerable women in ways that are safe, confidential and culturally appropriate. - Takoorka goobaha shaqada, tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, iyo sinnaan-la’aanta dhaqaale, waa qaar ka mid ah sababaha ay haweenku ugu baahan yihiin adeegyo sharci oo iyaga u gaar ah. Australia dhexdeeda, waxaa ka jira adeegyo sharci oo bilaash ah oo u taagan u doodista haweenka nugul, iyadoo la raacayo hab ammaan ah, qarsoodi ah, isla markaana tixgelinaya hiddaha iyo dhaqanka
-
SBS Somali Program Friday Full: Barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhan
03/05/2026 Duration: 53minHalkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimce 1 May 2026 oo dhammays tiran oo xayaysiiskii laga reebay.
-
Tips to reduce petrol costs | Fuel in Focus - Australia Explained: Sida loo yareeyo kharashka shidaalka iyo talooyin waxtar leh|Fuel Focus
01/05/2026 Duration: 07minRising fuel prices are putting pressure on household budgets across Australia, and for many people, it’s changing the way they travel. So what can you do to reduce your fuel costs without giving up your daily routine? Here are some simple, practical ways to save money on petrol. - Qiimaha shidaalka ee sii kacaya ayaa culays weyn ku haya miisaaniyadda qoysas badan oo ku nool Australia—taas oo dad badan ku khasabtay inay beddelaan qaabkii ay u socdaali jireen. Haddaba, maxaa kula gudboon inaad samays si aad u yareyso kharashka shidaalka adiga oo aan ka harin hawl maalmeedkaaga? Talooyinkan raac.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Jimce 1 May 2026
01/05/2026 Duration: 10minHalkan ka dhegeyso warkii Australia iyo caalamka ee Jimce 1 May 2026
-
Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026
30/04/2026 Duration: 09minXubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleedka Waqooyi Bari oo qabtay nin ay ku eedeeyeen ganacsi maandooriye.
-
Xasuuqii Port Arthur 30 Sano ka dib: Weli Ma la xakameeyey Hubka Australia?
30/04/2026 Duration: 13minKu dhowaad 30 sannadood ayaa laga joogaa, markii toogaasho-wadareed lagu dilay 35 qof, ay ka dhacday tuulada Port Arthur oo ku taalla koonfurta Tasmania. Welise ma la xakameeyey hubka Australia?
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 30 April 2026
30/04/2026 Duration: 05minHalkan ka dhegeyso warkii ugu dambeeyey ee Australia iyo caalamka: Khamiis 30 April 2026
-
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Arbaco 29 April 2026
29/04/2026 Duration: 11minHalkan ka dhegeyso wararkii Arbacada ee Australia iyo Caalamka 29 April 2026.
-
Somalia News: Warkii Soomaaliya Arbaco 29 April 2026
29/04/2026 Duration: 09minHalkan ka dhegeyso warkii maanta oo Arabaco ah naga soo gaarey Soomaaliya
-
Waraysi: Hassan Jama - Maamulihii laanta Af-Soomaaliga idaacadda SBS oo shaqadii ka tegey
28/04/2026 Duration: 17minHassan Jama, maamulihii laanta af-soomaaliga ee idaacadda SBS ee Australia ayaa 13 sannadood ka dib ka ruqsaystay shaqadii idaaccada. Waraysigan ayaanu ku weydiinney sababta.
-
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Talaado 28 April 2027
28/04/2026 Duration: 04minHalkan ka dhegeyso warka Australia iyo caalamka ee Talaado 28 April 2026
-
The overlooked story: Aboriginal and Torres Strait Islander service on ANZAC Day - Dhibbanayaashii la illaaway: Kaalinta dadka Aboriginal-ka iyo kuwa Torres Strait Islander ee xuska ANZAC Day
28/04/2026 Duration: 09minEach year Australians gather on ANZAC Day to remember those who served in wars, conflicts and peacekeeping missions. But whose stories are we remembering? Are there stories we don’t always hear? In this episode we explore an important part of Australia’s history that has often been overlooked—the service of Aboriginal and Torres Strait Islander peoples. - Maalinta la yiraahdo, ANZAC Day waa mid ka mid ah maalmaha qaranka ee ugu muhiimsan Australia. Sannad kasta, dadku waxay isugu soo baxaan inay xusuustaan kuwii u soo adeegay dalkan, xilliyadii dagaallada iyo hawlgallada nabad-ilaalinta.
-
Oohin lagu shaqaysto: Maxay dadka Kenya u kireystaan dad u ooya ehelkooda geeriyooday?
28/04/2026 Duration: 07minDalka Kenya, qaar ka mid ah qoysaska ayaa marka uu qof ka geeriyoodo, soo kireysta baroordiiqayaal xirfad u leh, oo ku xoogsada, oohinta iyo murugada.
-
SBS News Somali: Warkii Af-Soomaaliga Isniin 27 April 2026
27/04/2026 Duration: 05minNinkii lagu eedeeyey isku-dayga inuu khaarajiyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa caawa la hor keenayaa maxkamad ku taal magaalada Washington.