Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/03/2022 Duration: 02min300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/03/2022 Duration: 02minWasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/03/2022 Duration: 02minWaxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
18/03/2022 Duration: 02minKooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/03/2022 Duration: 02minUrurka dekada oo joojin doona maraakiibta ka yimaada amba ku socda Ruushka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
16/03/2022 Duration: 02minFikirka ay soomaalida Örebro ka qabto Nato maxeey tahay? Iyo qodobo kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/03/2022 Duration: 02minHeeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
14/03/2022 Duration: 02minKharashka shidaalka oo kor u kacay, taas oo saameeysay milkiilayaasha tagaasida iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
10/03/2022 Duration: 02minRuushka iyo Yukreyn oo aanan wali xal gaarin, L oo soo jeediyay in la dhimo canshuurta shidaalka iyo Soomaalida oo ka walaacsan dagaalka Yukreyn
-
Wararka maanta & Sweden
09/03/2022 Duration: 03minDhalinyarada oo ugu baaqay siyaasiyiinta in ololaha doorashada looga hadlo kala soocida iyo cudurrada dhimirka, Wiil dhawaan ku dhaawacmay iskuul ku yaala Göteborg oo shalay ku geeriyooday iyo warar kale.
-
Wararka maanta & Sweden
08/03/2022 Duration: 02minLaanta socdaalka oo gacanta ka taagtay qaxa kusoo qulqulaya Sweden, Shaqa la'aan ba'an oo ka jirta Västerbotten iyo warar kale halkaan ka dhageyso.
-
Wararka maanta & Sweden
07/03/2022 Duration: 02minRuushka iyo Yukreyn oo mar kale wada hadli doona, Qiimaha Shidaalka oo sara u kacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
04/03/2022 Duration: 01minBoqortooyada Ingiriiska oo ballan u qaaday Sweden in ay difaacdo hadii uu Ruushku ku soo duulo iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/03/2022 Duration: 02minSweden oo u yeedhay safiirka Ruushka u fadhiya halkan iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
02/03/2022 Duration: 02minDadka ka soo qaxa dalka Yuukraain oo deganaasho meel ku gaadh ah heli kara iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
01/03/2022 Duration: 03minDowladda oo go'aansatay in lacag iyo hub loo diro Yukreyn. Bulshadda oo ka walaacsan sida la yeelayo haddii xaalad dagaal dhaco iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/02/2022 Duration: 02min500 000 oo qof ayaa ka soo qaxay dagaalka Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/02/2022 Duration: 01minDuulitaanka Ruushka ee dalka Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/02/2022 Duration: 01minDawladda oo soo jeedisay hindise cusub oo ku saabsan daryeelka caafimaad iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/02/2022 Duration: 01minUruro doonaya in caruurta iskuulka wax laga baro cudurada maskaxda, basas isku dhacay Stockholm iyo warar kale.