Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/04/2022 Duration: 03minHogaamiyaha xisbiga KD oo dhaleecayn u soo gudbisay booliska iyo warar kale. Sixitaan: Warkan oo aan siideyney 22kii bishii April erayga Iswiidhishka ee "Islamister" oo ay hogaamiyaha Kristen Demokraterna Ebba Busch ay hadalkeeda ku xustay waxaa loo tarjumay sidan "dadka isticmaala Islamka si ay dembiyo u sameyaan".Turjumistaas oo khalad ah , sidaa darteedna ayaan u saxeynaa khaldkaas, haddalka Ebba Bush ayaa ahaa sidan:- ”Ugu yaraan 100 boolis ayaa dhaawacmay. Su’aasha u baahan in la is weeydiiyo ayaa ah sababta ay 100:ka dhaawacmay u ahaan waayeen xaqjiriyiintii muslimiinta ahayd ee rabshadahan ka dambeeyay. Kuwan ayaa isticmaalay dhagax si ay u dilaan booliska dalkan, si ay u dilaan shaqaalaha heeyadda badbaadada iyo si ay dhaawacaan kuwa ka shaqeeya daryeelka caafimaad. Halka uu boolisku ka dhaawacmay waxeey aheeyd in ay iyagu dhaawacmaan. Sababta uu boolisku rasaas u ridi waayey maxay tahay?, ayey sheegtay Ebba Busch.”
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/04/2022 Duration: 02minIswiidhish- Soomaali raba in ay dacwad ka gudbiyaan Paludan iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/04/2022 Duration: 02minSagaal sanno oo xabsi ah ayaa lagu xukumay shakhsigii magaalada Uddevalla ee 5000 oo qof u surtogeliyay in ay maandooriye ka iibsadan internetka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
19/04/2022 Duration: 02minDawladda oo aaminsan in ay kooxaha dembiilayaasha ka dambeeyaan rabshadihii dalkan ka socday ilaa todobaadkii hore iyo warar kale.
-
Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
14/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wiil dhalinyaro ah ayaa loo la cararay cusbitalka ku yaala magaaladda Malmö kadib markii ay dhaawac u gesteen koox soo weerartey wiilkan, Booliiska oo kordhinayey wakhtiga codsiyada baasaboorka iyo Warar kale kala soco boggeena internetka.
-
Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
13/04/2022 Duration: 02minSaddex qof ayaa hadda lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay ku xad-gudbeen xorriyadda macluumaadka, Safafka kontrolka ee Airboorka Arlanda, ayaa dheeraaday iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
12/04/2022 Duration: 03minNyamko Sabuni oo markii ugu horeyey la hadashay warbaahinta kadib iscasilaadeedii usbuucii hore , Booliska oo gacanta ku dhigey droogo lagu qiyaasay 5milyan oo kroon iyo warar kale kala soco boggeena internetka.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/04/2022 Duration: 01minNin dhintay ka dib lagu toogtay Stockholm iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
08/04/2022 Duration: 01minHogaamiyaha xisbiga Liberalerna oo xilka iska casishay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
07/04/2022 Duration: 01minMacallin shaqada laga eryay ka dib uu fideeyow sharci darro ah daabacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
06/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dembiyada loo geeysto hawlgabka oo kor u kacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen
05/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale
-
Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen
04/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka da’doodu gaareyso 65sanno, Sugitaanka paaspoorka oo saf habeenkii loogalay iyo warar kale...
-
Wararka raadiyaha Sweden
01/04/2022 Duration: 02minMacalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
31/03/2022 Duration: 02minDegmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
30/03/2022 Duration: 02minIswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/03/2022 Duration: 02minKooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/03/2022 Duration: 02minNin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu uga shaqeeyo arrimaha amniga gaadiidka waddooyinka.
-
Wararka Maanta ee Sweden
25/03/2022 Duration: 03minDad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvan iyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/03/2022 Duration: 02minKooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale.