Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/02/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wakhtiga sugitaanka basaboorka oo dheeraaday, dhiiga oo ku yar gobolada qaar iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
18/02/2022 Duration: 02minDiyaaradaha dagaalka Mareykanka oo muuqooda lagu arkay Koonfurta dalka. Shaqsiyaad ka tirsan shabakadda Vårbynätverke too xabsi dheer lagu xukumay iyo Siyaasiinta soomaalida oo sheegay in doorkan arrimo badan ay diirada saarayaan xilli ay soo dhow yihiin doorashaddii dalka.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
17/02/2022 Duration: 02minTababar meleteri oo la siin doono ciidanka difaaca madaniga gobolka Gävleborg. Dadka Sweden ee qaatay tallaalka 3aad oo ay shan malyan ku dhow yihiin. Iyo gabar soomaali ah oo shirkad taksi furatay.
-
Wararka raadiyaha Sweden
16/02/2022 Duration: 01minDhalinyaro roonda habeenkii ka bilaabay Norsberg, Shaqaale iskuul oo lagu heysto in uu caruur fara xumeeyay & warar kale.
-
Wararkii maanta & Sweden
15/02/2022 Duration: 02minBaarlamanka EU oo guddi baara u saara baarista barnaamijka wax lagu basaaso ee Pegasus, nin loo haystey ilmo la toogtey oo la daayey & Fatha Mohamed oo samaysay website lagu iibiyo dharka asturan
-
Wararkii maanta & Sweden
14/02/2022 Duration: 02minRW & Abaanduulka Ciidanka Sweden oo iska arkay arrinta Ukraine, toogashooyin dhimasho sababay oo ka dhacay Skarpnäck, iyo Kastamka oo qabtay daroogo aad u badan.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/02/2022 Duration: 02minDad lagu tuhunsanaa inay lacago dhaqeen oo la xumay, Milkiile meel dadka lagu masaajo oo isna lagu xukumay xabsi iyo masaafurin. Iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
10/02/2022 Duration: 02minBangiga dhexe ee Iswiidhan oo sheegay in aaney wax ka bedeli doonin heerka dulsaarka, Mashruuc lagu caawinayo soogalootida dalkaan ku cusub ee dhanka waxbarashada oo ay dowlada soo jeedisay.
-
Wararka maanta ee Sweden.
09/02/2022 Duration: 02minKomiishan EU-da oo Sweden ashtakeeyay, Xayiraadyadii corona oo maanta la joojiyay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
08/02/2022 Duration: 02minMilkiilayaasha makhaaxidaha oo xirfadleyda la', Doorashadii dalka oo soo dhow iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
07/02/2022 Duration: 01minWarbixino been ah oo lagu gudbiyay aaladaha internetka iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
04/02/2022 Duration: 01minSafiirka Soomaaliya ee dalkaan Sweden oo waraaqihiisa aqoonka la gudoomay, Ciyaaraha Olombikada oo maanta furmay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/02/2022 Duration: 02minXayiradyadii corona oo todobaadka dambe ku eeg iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararkii radio Sweden
02/02/2022 Duration: 02minCarruuro qandho qalal uu ku riday nooca cusub Corona. Ruush-ka oo dhambaal soo diray. Iyo warar kale oo dheeri ah.
-
Wararka maanta ee Sweden.
01/02/2022 Duration: 01minMaryan Cabdulle Warsame oo keentay rayi ku saabsan makhaayad wareegaysa oo gaari saaran, Musaafiriinta ka imaanaya Norway oo baaritaanka laga joojin doono iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
31/01/2022 Duration: 02minHindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/01/2022 Duration: 01minSidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
27/01/2022 Duration: 02minCaruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
26/01/2022 Duration: 01minKooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
25/01/2022 Duration: 02minTirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale.